Sign in to follow this  
Deeq A.

Dano sheegad: Djibouti ma noo maqantahay mise waa nagu maqantahay Waxaa hadda cadaatay in Djibouti Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Dano sheegad

Djibouti ma noo maqantahay mise waa nagu maqantahay
Waxaa hadda cadaatay in Djibouti Somaliland: KU MAQANTAHAY EE AANAY U MAQNAYN.) (هل جزاء ألأحسان ألا ألأحسان)
Baahintii ugu horraysay: 2006
Bahintii ku xigtay : 2008 aahintii Saddexaad : 06.01.2019

(2)
Dadweynaha reer Djiboutow Wixii cadaw duulimaad
Walaal Dumar iyo Caruur“ Dul iyo hoos iigu dhigay
Da’roon Somaliland Dalkaba weydaariyo
Gobooyoo noo da’weyniyo Dagaal duurka ha galee
Dir iyo Daarood dhamaan Diloo boobo dhac iyo
Dacwiyo dood baan qabnaa wixii dabar goyn ihilay
Walaal derisbaynnu nahay Dawaadda arday leh iyo
wuxuu dilay duub caddii
Dabkaynnu kala qaadanaa Dulbuuxii laygu dhigay
Dunbaysugu keen xidhnayd waxaan kaa doonayiyo
waxaan kaa damacsanaa
Daruurtiyo daad baladhan Dubaaxdii kaama helin
Degaankiyo doogga baxa Dulqaadkeedaan lahaa
Duunyadu daaqbay u tahay Dagaal iyo Dirir Qadhaadh
Dukaanlay kulay ku tahay Dab iyo naar la isku shiday
Dadkuna waa wada degaa Ayaan doobiga u cushoo
Haasaawaha diirraniyo Duuflaal cadawgii ku diray
Barjaa lagu wada dekayn Anoo diifaysanoo
Aduun weligii ma dego Bukaan Daran yay sanoo
Daqaabo lagama waayee Duleedkaaga fadhiya
Haddii aan wax kuu dednayn Labaatan ku dhaw dednaa
Intii duniduba dhisnayd Adoo dawadii hayana
Difaacaagaan ahaa ii diiday daryeelidii
Doraadbaa ugu dambaysay Duunyana xoolaan lahaa
Haddaad dockaleba diiddo Dux iyo kawl ii ahaa
Walaal waa diintaiyo Intii dabar igu xidhnaa
Intaa derisnimo wanaag Kuwiina dareesatoo
Ha yeeshee daacad l’I Dalaalimo kuu hadhsade
Dareen ahbaba I galay
Ddistoor iyo Dawladnimo
Markii calankii dulbaxay
Markay timi Daaha fura
Dunidu haydin daawatee Dabool Dekadaydi saartay. (3)
Aqoonsiga iigu deeqa Dagaal iigama ekee Nabsaa kugu deyranoo
Maxaad ii duudsidaa Nabsaan kugu deynaya Xunbuli dooyaysanoo
Qalbigu ii diidayaa Aduun weligii ma dego markuu dabarkiisa goosto
Xaqayga u deedafayn Danqaabo lagama waayo Cidii uu damasanyahay
Dagaalkii dawladnimo Haddii aan wax kuu dednayn daqiiqad ma daaya oo
Xorriyad doondoonistii Intii duniduba dhisnayd Dawaar buu marin yaqaan
Waxaan daafaha adduun Difaacaagaan ahaa Nabsigu waa dabadoo
Dinah-yee-yee-ya –yaan Darraataa ugu dambaysay sidii diinkuu socdaa
Daluumaha hoose iyo Haddaad doc kaleba diiddo Dabaylii caad rogiyo
Daruuraha kuugu koray Walaal waa diinta iyo Daaraha mowjado dulbaxa
Wuxuu Dumar Duunyo huray Intaa derisnimo wanaag Duufaanbuu noqonkaraa
Waxay dahab iibiyeen Ha yeeshee daacad li’ Dadkii xalay doobyayee
Dantoodii uga tageen dareen ahba baa igalay Nicmada daacdaacayee
Dalaaqana ay dhaceen Dastoor iyo Dawladnimo Daf iyo midhiqdaa ahaa
Durbaan iyo Daramal Dhacay markii calankii dulbaxay Dayaanku haddii u dhaco
Adduun weligii ma dego markay timi Daaha fura Digiyo Dambas bay noqdaan
Danqaabo lagama waayee Dunidu ha idin eegatee Dabeed daasaday gurtaan
Haddii aan wax kuu dednayn Maxaad ii duudsidaa Ceeyoon baa loo dawari
Intii duniduba dhisnayd Qalbigu ii DIIDAYAA Walaaloow waa digniin
Dafaacaagaan ahaa Xaqayga u deedafayn walaaloow dardaaran
Doraabaa ugu dambaysay Dul waayeel waa wada indhoo walaaloow waa dulxaadis
Haddii aad duckaleba diiddo Wadada dib u raaciyiyo Dubii weynaa ma dhicin
Walaal waa diintaiyo Dantii Xamar bay jirtaa Ogoobay waa duriyad
Intaa deresnimo wanaag Waxaad dacar qooshtay iyo Doodkii saadada ka baxay
Ha yeeshee daacad li’ Waxaad dabin ii dhigtaba Dulmaa laga galay da’weyn
Dareen ahba baa I galay Duqayn hoosaad waddoo Ducay sacabada wadheen
Distoor iyo dawladnimo Ilaahay iga dulqaad Cirkay daalacanhayaan
Markuu calankii dulbaxay Darxumo waa iga dulhaadday dareen qu***** direen
Marka timi daaha fura Diyaafado aan dhigiyo ALLOW DAAYIMOW ALLOW
Dunidu ha idin eegatee Damaashaad lagu dikriyo WALAAL II DARAN DAWEE
Aqoonsiga iigu deeqa Dabaal-deggi way diyaar DAWEEYO HADDANA DAWEE
Maxaad ii duudsidaa HADDUU DIIDANA DULLEE
Qalbigu ii diidayaa NIN KUU DIGAY KUU DANEE
Xaqayga u deedafayn ADAA DEYN QABEE BAL DAYO
OO YAAN DOORKAA KU SEEGIN

By: H. I. Bayle

mona.said.kl@gmail.com

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this