Deeq A. Posted January 6, 2019 Cape Town ( Sh. M. Network )-Kooxo burcad Afrikaan ah ayaa saacadihii la soo dhaafay magaalada Cape Town ee dalka Koomfur Afrika ku dilay Muwaadin Soomaaliyeed. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray C/casiis Roorow, kaas oo ay burcadu ku dhex dishay goobtiisa Ganacsi. Sidoo kale kooxda dilka geysatay ayaa la sheegay in ay boob xoogan kula kaceen goobta Ganacsi oo uu lahaa Marxuumkaasi. Inta badan waxaa K/ Afrika ka dhaca dhibaatooyin xoogan oo loo geysto Ganasatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha dakaasi. The post Muwaadin Soomaaliyeed Oo lagu dilay dalka K/ Afrika appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites