Sign in to follow this  
Deeq A.

Nabadoonada Puntland oo soo saaray qoraal ka kooban 7 qodob oo doorashada la xiriirta

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (Caasimada Online)-Odayaasha iyo waxgaradka Puntland ayaa ka hadlay doorashada maalin kadib ka dhaceyso magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.

Odayaasha dhaqanka ayaa sheegay inay ka digayaan in dhibaato ay ka dhacdo deegaanada Puntland gaar ahaan waqtiyada ay dhacayaan doorashooyinka madaxweynaha iyo ku xigeenka Puntland.

Odayaasha dhaqanka ayaa sheegay in doorashooyinka ka dhacaya magaalada Garowe ay u baahan tahay in sida wadajir looga wada shaqeeyo amaanka magaalada Garowe.

49344544_2320712841493223_35135367370978

Caasimada Online
Xafiiska Puntland
Caasimada@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this