Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamadii Ugu Tirada Badna Ee Kasoo Goosta Maamulka Puntland Oo Soo Gaadhay Somaliland+Gaadiid Iyo Saanad Miletry Oo Ay Soo Bandhigeen.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SL-T Tuka-raq)
War Deg Dega:Ciidamadii Ugu Tirada Badna Ee Kasoo Goosta Maamulka Puntland Oo Soo Gaadhay Somaliland+Gaadiid Iyo Saanad Miletry Oo Ay Soo Bandhigeen .

Ciidamadii Ugu Tirada Badna Ee Kasoo Goosta Maamulka Puntland Ayaa Goor Dhoweyd Soo Gaadhay Xuduuda Somaliland,Waxaana Ciidamadaasi Soo Dhoweeyey Saraakiil Sar Sare Oo Ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland

Ciidamadan Kasoo Goostay Maamulka Puntland Ayaa Isugu Jira Maleeshiyo Beeleedo Iyo Ciidamo Gadoodsan Kuwaas Oo Mudo 8 Bilooda Aan Qaadan Wax Mushahara. Sida Uu Sheegay Sarkaal U Hadlay Ciidamadaasi

Ilo Xog-Ogaala Oo Aanu Helayno Ayaa Sheegaya In Ciidamadani Lasoo Goosteen Gaadiid Dagaal,Iyo Saanad Mlatery,Ciidamadan Ayaa Loo Soo Gudbiyey Dhanka Somaliland Waxaana La Filaya In Saacadaha Soo Socda Loosoo Bandhigo Warbaahinta

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this