Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Guddoonka cusub ee Baarlamanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa Sabtida maanta ah kulan la qaatay,Guddoonka cusub ee Golaha wakiilada oo shalay la doortay.

Qoraal lagu daabacay bogga Facebook ee madaxweyne Gaas  ayaa lagu sheegay, in madaxweynuhu  xafiiskiisa ku qaabilay Guddoonka cusub ee Baarlamanka Puntland, maalin kadib markii la doortay.

Madaxweynaha ayaa Guddoonka  kula dardaarmay, in ay ka shaqeeyaan caddaalad iyo hufnaan,maadaama ay yihiin indhihii ay fiirsanayeen shacabweynaha Puntland,sida lagu sheegay qoraalka.

 

BBBBB.jpg?resize=960%2C632&ssl=1 CCCCC.jpg?resize=960%2C594&ssl=1 DDD.jpg?resize=960%2C642&ssl=1 EEEE.jpg?resize=960%2C648&ssl=1 FFFF.jpg?resize=960%2C561&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Guddoonka cusub ee Baarlamanka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this