Sign in to follow this  
Deeq A.

Sharuudaha doorashada madaxweynaha Puntland oo la shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SL-T Garowe )-Guddiga doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka Puntland ayaa shaaciyay sharuudaha laga doonayo musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.

Guddiga Doorashada ayaa shaaciyay in Musharaxii u tartamaya Madaxweynaha cusub ee Puntland laga rabo lacag dhan   20,000 $ ,isla markaana Musharaxii u tartmaya Madaxweyne kuxigeenka Puntland laga doonayo in uu bixiyo lacag dhan 10,000 oo doolar.

Guddigan ayaa sheegay in doorashada madaxweynaha ay dhaceyso 8 Janaayo, waxaana u taagan musharixiin badan oo ka badan 25 musharax.

Hoos ka akhriso sharuudaha musharixiinta

1-20.jpg 2-18.jpg 3-16.jpg


Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this