Sign in to follow this  
Deeq A.

Heshiis horudhac ah Oo laga gaaray colaada Kaxandhaale

Recommended Posts

Deeq A.   

Caabudwaaq ( Sh. M. Network )-Waxaa maanta heshiis horudhac ah laga gaaray colaad Beeleedyadii maalmihii la soo dhaafay taagnaa agagaarka deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduuud.

Shir dib u heshiisiin ah oo lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga gobolka Galgaduud, islamarkaana ay garwadeen ka aheyd DFS ayaa lagu gaaray heshiiskaasi.

C/waaxid Cilmi Goonjeex oo ah Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa War-Saxaafadeed ka soo baxay shirkaasi uu akhriyay Warbaahinta.

Hakan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/cc.mp3

 

The post Heshiis horudhac ah Oo laga gaaray colaada Kaxandhaale appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this