Deeq A. Posted January 5, 2019 Caabudwaaq ( Sh. M. Network )-Waxaa maanta heshiis horudhac ah laga gaaray colaad Beeleedyadii maalmihii la soo dhaafay taagnaa agagaarka deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduuud. Shir dib u heshiisiin ah oo lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga gobolka Galgaduud, islamarkaana ay garwadeen ka aheyd DFS ayaa lagu gaaray heshiiskaasi. C/waaxid Cilmi Goonjeex oo ah Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa War-Saxaafadeed ka soo baxay shirkaasi uu akhriyay Warbaahinta. Hakan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/cc.mp3 The post Heshiis horudhac ah Oo laga gaaray colaada Kaxandhaale appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites