Deeq A. Posted January 5, 2019 Kismaayo ( Sh. M. Network )-Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa maanta dhaq-dhaqaaqyo xoogan ka wada qeybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose. Dhaq-dhaqaaqdan oo ah kuwa ka dhan ah Al Shabaab ayaa waxaa laga dareemayaa deegaanada Kulbiyow iyo Dhoobley ee gobolkaasi. U jeedka howlgalladan Milatari ayaa lagu sheegay mid Al Shabaab looga saarayo deegaanada ay ka heystaan gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya. Dhawaan ayey aheyd markii uu shaaciyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe howlga cusub oo ka dhan ah Dagaalyahannada Al Shabaab. The post Dhaq dhaqaaqyo Ciidan Oo ka socda gobolka Jubbada Hoose appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites