Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Hab-raaca Doorashada Madaxtinnimada Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa la soo saaray hab-raaca doorashada madaxtinnimada ee Puntland, marka laga soo tago shuruudaha inuu Puntland u dhashay, miyir qabo, aqoon sare leeyahay, 40 sano ka yareyn, waxaa lagu xiray inuu bixiyo tartamaha madaxweynaha $20,000 halka madaxweyne ku-xigeenka laga doonayo $10,000.

Akhriso, Shuuraha oo dhameystiran:

hab1.jpg hab2.jpg hab3.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this