Sign in to follow this  
IsseRiyole

Geedi Baaboo

Recommended Posts

war ma aan granayo magca sida saxdi ahi ,Geedi Baabo, Gedi Babo, anyway, sheekadan waa sidii dhek dheer oo kale, but this is a guy story as the saying goees he uses to see every women in his time before she gets married he must meet them first! war maxaa ka jira sheekadan? ma runbaa?ma beenbaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D

 

Maanta maa sheekadii Geedi Shaamboow soo maqashay?

 

Heesta uu Sulfa qaado dhageyso. Iyadaa sheekada kuu micneyn doonto. Waa tan [waa tan 194 ah].

 

About Geedi Shaamboow, the historical figure. Yes, he did exist. He was based somewhere in the interior of what is today known as Shabeellada Hoose.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

leee ma geedi shaanboo uu u qoray sidii af hindigii "Baabo" kulahaa..naga tag!

 

"gabayga yeeraayo, guuxaan baxaayo iyo Gurbaankaan

Geedi shaanbobaa laguu guurihaa!"

 

MMA saaxiiboo sometimes I feel old yaaqee markaan arko dad aan aqoonin waxaan... waxaa ka garanee wixii reer magaalka ahaa (reer xamar) in ee yaraadeen ma is dhahday lool...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

:D

 

Maanta maa sheekadii Geedi Shaamboow soo maqashay?

 

Heesta uu Sulfa qaado dhageyso. Iyadaa sheekada kuu micneyn doonto. Waa
[waa tan 194 ah].

 

About Geedi Shaamboow, the historical figure. Yes, he did exist. He was based somewhere in the interior of what is today known as Shabeellada Hoose.

I thought it was baydhaba and that area (juba)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Noh this Geedi Baab i hear he is yes somewhere in the Juba area. Like Buurhakabah,Beydhabo that area. And as the story am told he used to meet first every women who gets married before she goes to her new hubbie.So where is that story coming from and who is from that region in here.?Not a Hindu person am sure for that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this