IsseRiyole Posted June 22, 2010 war ma aan granayo magca sida saxdi ahi ,Geedi Baabo, Gedi Babo, anyway, sheekadan waa sidii dhek dheer oo kale, but this is a guy story as the saying goees he uses to see every women in his time before she gets married he must meet them first! war maxaa ka jira sheekadan? ma runbaa?ma beenbaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 23, 2010 Maanta maa sheekadii Geedi Shaamboow soo maqashay? Heesta uu Sulfa qaado dhageyso. Iyadaa sheekada kuu micneyn doonto. Waa tan [waa tan 194 ah]. About Geedi Shaamboow, the historical figure. Yes, he did exist. He was based somewhere in the interior of what is today known as Shabeellada Hoose. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted June 23, 2010 leee ma geedi shaanboo uu u qoray sidii af hindigii "Baabo" kulahaa..naga tag! "gabayga yeeraayo, guuxaan baxaayo iyo Gurbaankaan Geedi shaanbobaa laguu guurihaa!" MMA saaxiiboo sometimes I feel old yaaqee markaan arko dad aan aqoonin waxaan... waxaa ka garanee wixii reer magaalka ahaa (reer xamar) in ee yaraadeen ma is dhahday lool... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted June 23, 2010 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Maanta maa sheekadii Geedi Shaamboow soo maqashay? Heesta uu Sulfa qaado dhageyso. Iyadaa sheekada kuu micneyn doonto. Waa tan [waa tan 194 ah]. About Geedi Shaamboow, the historical figure. Yes, he did exist. He was based somewhere in the interior of what is today known as Shabeellada Hoose. I thought it was baydhaba and that area (juba) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted June 23, 2010 He was a district governor in the Ajuuran Empire Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted June 25, 2010 Sulfa!!! Waraa Geedi shaanboo heestiisa waatan qamaam yahoo.. wax baro! "geedi baabo" danbe makaa maqli kari... Geedi Shaanboo! Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted June 25, 2010 Originally posted by --: He was a district governor in the Ajuuran Empire Quote Share this post Link to post Share on other sites
IsseRiyole Posted June 25, 2010 Noh this Geedi Baab i hear he is yes somewhere in the Juba area. Like Buurhakabah,Beydhabo that area. And as the story am told he used to meet first every women who gets married before she goes to her new hubbie.So where is that story coming from and who is from that region in here.?Not a Hindu person am sure for that. Quote Share this post Link to post Share on other sites