Sign in to follow this  
Deeq A.

“Somaliland La Wada Leeyahay, Asaaskeedu Waa Inuu Noqdaa Xisbiyo Lawada Leeyahay”. Cabdikariin Axmed Mooge

Recommended Posts

Deeq A.   


(SLT-Hargaysa) Xisbiyada la furimaayo! Oo kuwa jira noqon mayaan xisbiyo la wada leeyahay! oo dhexdooda dimuqraadiyadi ka jirimayso! Oo ku heshiin mayno in dalkan doorasho ka dhacdo! oo siyaasadu wey noo kootaysnaanaysaa intaan noolahay! Tani waa damac rag halkii ugu danbaysay lakiin waxa ka cajiibsan cid ka hadlaysaaba ma jirto!

4E545334-80FF-446E-A0BB-8791D01408E2.jpe

Waa in aan su’aalo iska weydiinaa dimuqraadiyada dalkeena Somaliland, waayo xisbiyadeeni waxay noqdeen qaar aan dhexdooda dimuqraadiyadi ka jirin oo kolba ninka gudoomiyaha xisbigaasi ka ahi iska yeesho oo wad mooyaane aanay suuro gal ahayn in laga qaado!

Somaliland runta haysu sheegto! Oo ama axdi qarameedkeedi hayskaga noqoto ama waa in la helaa xisbiyo ka turjumaaya sababtii looga guuray nidaamkii beelaha ku dhisnaa, xisbiyo ka turjumayaa macnaha iyo waxay u taagan tahay dimuqraadiyadu, xisbiyo aan ku suntanayn reero/beelo ama koox gaara sida uu qabo xeer#14 aan xisbiyada qaban ee lagu tuntay!

Cabdirkariin Axmed Mooge

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this