Deeq A. Posted January 4, 2019 Faysal cali_waraabow ama waxadnoqotaa Nin mucaarada Oo xukuumada Muuse iyo Xisbiga kulmiye ku mucaarada Oo ku hamiyaaya inuu maruun Somaliland madaxweyne kanoqdo, Ama waxadnoqotaa Nin mucaarada Oo mucaaradadiisu kujahaysantay Xisbiga Waddani Oo kaliya Oo qorshihiisa iyo yoolkiisu yahay inuumarkasta xisbiga waddani adhaxda kajabiyo Oo Aan ujeedo kale iyo hamikaletoona lahayn. Beesha Garxajisna waxanleeyay waardee ama isqabta ama wakhtiga hanagaluminina. xasankaruur55@gmail.com W/Q: Xasan Karuur. Source Share this post Link to post Share on other sites