Sign in to follow this  
Deeq A.

Abukaate Ismaaciil oo loo doortay ku gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Abuukaate Ismaciil maxamed Warsame  ayaa ku guulaystay guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha wakiilada dowladda Puntland,isagoo wareegii labaad helay 45-cod.

Labadii murashax ee wareegan kula tartamayay ayaa kala helay,Siciid Macallin daahir 14-cod  iyo Cabdiraxman Diiriye Carab oo helay7-cod.

Guddoonka cusub ee Baarlamanka Puntland ayaa dhammaan waxa ku soo baxay wejiyo cusub oo kala ah;Cabdixakiin Maxamed Axmed(Dhoobo),Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan iyo Ismaciil maxamed Warsame.

PUNTLAND POST

The post Abukaate Ismaaciil oo loo doortay ku gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this