Deeq A. Posted January 4, 2019 Garowe (Sh.M.Network) – Xubnaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta oo Jimco ah doortay Gudoomiye cusub. Cabdixakiin Maxamed Axmed [Dhoobo] ayay mudanayasha udoorteen Afhayeenkooda cusub ee shanta sano ee soo socota hogaaminaya Gollahaan Mr Dhoobo ayaa kaga guuleystay coddeynta wareegii labaad, Musharax Cabdi Jamaal Cusmaan Maxamed. Gudoomiyaha cusub, Cabdixakiin, ayaa ku helay guusha codad gaaraya 43 cod, halka Musharax kale uu helay 23 cod. The post Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka P/land oo la doortay appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites