Sign in to follow this  
Deeq A.

Wax-garad: “DFS halagu taageero eryidda wakiilkii QM”

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Wax-garad Soomaaliyeed ayaa ka feker-dhiibtay go’aankii ay dowladda Federaalka ah dalka kaga eriday wakiilkii Qaramada Midoobay, Nicholas Haysom.

Suldaan Cabdullaahi Cabdulle Wehliye oo kamid ah xubnahaasi ayaa ku baaqay in dowladda lagu taageero talaabada ay qaaday.

Dhinaciisa, Sheekh Axmed Muxyadiin [Hiraab] ayaa ku tilmaamay go’aankaasi mid aad loogu baahnaa.

Mr Hiraabe ayaa kalsooni xoogan ka muujiyay in go’aanku aanu waxba udhimi doonin xiriirka Soomaaliya iyo UN-ka.

Hadalkaan kasoo yeeray Wax-garadka ayaa kusoo aadaya xili wasiirka arrimaha dibadda dalka uu shaaciyay inaanu dowladda wadahadal ka geli doonin go’aankeeda.

The post Wax-garad: “DFS halagu taageero eryidda wakiilkii QM” appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this