Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo ku adkeysaneysa go’aankii hore ay usoo saartay

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online)-Maamulka Puntland ayaa markale ku celiyay in shaqaalaha dowladda aysan tagi karin deegaanada maamulka Puntland inta doorashooyinka ay socdaan.

Qoraal markale kasoo baxay Puntland ayaa lagu sheegay inay ku adkeysanayaan go’aankoodii hore ee ahaa in shaqaalaha dowladda aysan tagi karin deegaanada Puntland.

Waxaa qoraalka lagu seegay in qaar kamid ah isimada Puntland ay shalay soo saareen qoraal ay ku sheegayaan in la dhameeyay arintan oo muwaadin kastaa uu tagi karo deegaanada Puntland.

Waxay sheegeen inay taageerayaan aragtida isimada Puntland qaarkood balse aysan ka dhigneyn in wasaarada amniga Puntland ay ka laabatay go’aankii hore.

FB_IMG_1546543334542.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this