Che -Guevara Posted January 3, 2019 While in the old country, barely any women in the political tanks. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 3, 2019 Changing face of America Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted January 4, 2019 Congrats and well done Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted January 4, 2019 Gabadhaan somaalida maraykanka waxay u tahay guul wayn magac iyo muqaal ahaanba waana u dhiiri gelin inay ka muuqdaan dalkay degeen ayagoon dhaqan guurin. Somaalida wadankii joogana waxay ka baran karaan in dad kale ka faa'iidayo caruurtoodii ay nabadda u diideen dilkana ku xukumeen. Waxaa iigu yaab badnaa sharci canada meel marisay dhawaan oo oranaya hooyada iyo aabuhu fasax way qaadan karaan haddii ilmo u dhashaan mushaarkoodana wuu u soconayaa labo sano iyo intay ku darsadaan. Taa macnaheedu waa islaanta haka ag tagin wax soo saarka badi. Dalka canada wuxuu faa'iidayaa jiil ku dhashay oo hawadooda ku anqartay oo ay wax bareen inay helaan. Odayga iyo habarta afrika laga keenay waa beer ay waraabiyaan oo miraheedana lagu xisaabtamayo Soomaalideenu markaan dhib iyo rafaad ku korino oo wax barno, ama qarax baan ku dilnaa ama xabado isbaaro laga riday yaa ku dhaca amaba waxaa loo diraa xuduudkii ingiriisku ka guu qarni ku dhawaad Soomaalidu dad soo dhaw ma'ahan. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 4, 2019 Guul ayaan leenahay walaasheena. Waana ku faraxsanahay inay xirato alindi markii la dhaarinaaye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted January 4, 2019 Hambalyo Ilhaan, dhaqankeedda ayey aduunka bartay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mourad1 Posted January 4, 2019 It is the fact that Ilhan has been unapologetically proud of her Somali ethnicity that has significantly contributed to winning the congressional seat. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted January 4, 2019 16 minutes ago, Mourad1 said: It is the fact that Ilhan has been unapologetically proud of her Somali ethnicity that has significantly contributed to winning the congressional seat. Well done to all Somalis in Minnesota and congratulations to Ilham. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 4, 2019 If there's one thing that I learned about Yanks, they will respect you only if you respect yourself. Now compare her to Ayan Hersi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted January 5, 2019 3 hours ago, Che -Guevara said: If there's one thing that I learned about Yanks, they will respect you only if you respect yourself. Now compare her to Ayan Hersi. In deed that is most important lesson that you can see the difference between the two new Moslem women in Congress. You would think everyone at this level would respect themselves, their identity, culture..etc, but apparently not. She will get somewhere. If Democrats take presidency she will be secretary of something. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 5, 2019 On 1/4/2019 at 4:28 PM, Che -Guevara said: If there's one thing that I learned about Yanks, they will respect you only if you respect yourself. Now compare her to Ayan Hersi. Inkaarqabtii ma nooshahay. Dhawaan magaceeda ma maqlin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 5, 2019 Last i remember she was in Cambridge, a Boston suburb. Quote Share this post Link to post Share on other sites