Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Baasto Oo soo dhaweeyay eryidii Nicholas Haysom

Recommended Posts

Deeq A.   

Cadaado ( Sh. M. Network )-Axmed Maxamuud Xasan Axmed Baasto Madaxweynaha Galmudug ee garabka Cadaado oo maanta la hadlay Warbaahinta ayaa soo dhaweeyay go’aankii lagu eryay wakiila QM u qaabilsanaa Soomaaliya Nicholas Haysom.

Madaxweyne Axmed Baasto ayaa ku bogaadiyay madaxda Qaranka go’aankaasi, oo uu tilmaamay in Galmudug ay taageereyso tallaabadaasi.

Sidoo kale waxa uu xusay in shacabka Soomaaliyeed ay u riyaaqeen go’aanka culus oo ay qaadatay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/x.mp3

The post Axmed Baasto Oo soo dhaweeyay eryidii Nicholas Haysom appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this