Deeq A. Posted January 3, 2019 Cadaado ( Sh. M. Network )-Axmed Maxamuud Xasan Axmed Baasto Madaxweynaha Galmudug ee garabka Cadaado oo maanta la hadlay Warbaahinta ayaa soo dhaweeyay go’aankii lagu eryay wakiila QM u qaabilsanaa Soomaaliya Nicholas Haysom. Madaxweyne Axmed Baasto ayaa ku bogaadiyay madaxda Qaranka go’aankaasi, oo uu tilmaamay in Galmudug ay taageereyso tallaabadaasi. Sidoo kale waxa uu xusay in shacabka Soomaaliyeed ay u riyaaqeen go’aanka culus oo ay qaadatay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Halkan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/x.mp3 The post Axmed Baasto Oo soo dhaweeyay eryidii Nicholas Haysom appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites