Deeq A. Posted January 2, 2019 Inta la xaqiijiyey 8 ruux ayaa ku geeriyootay 2bo kalana waa ay ku dhaawacmeen shil gaadhi oo xalay ka dhacay duleedka bari ee magaalada Burco. Sida uu sheegayo weriyaha Goobjoog News ee Somaliland, shilkan gaadhi ayaa waxa sababay labo gaadhi oo isku dhacay kuwaasi oo kala ahaa bas iyo booyad. Somaliland ayaa waxaa sanad kasta shilalka gaadiidka ugu geeriyooda boqollaal qof kumanaan kalana way ugu dhaawacmaan. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites