Sign in to follow this  
Deeq A.

Magacyada Guddiga doorashooyinka Puntland oo lagu dhawaaqay -Akhriso

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (Caasimada Online)-Waxaa goordhow la shaaciyay magacyada guddiga dorashada guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland oo la doonayo in dhawaan lagu doorto magaalada Garowe.

Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka ayaa ka dhaceyso magaalada Garowe, waxaana ku xigta doorashada madaxweynaha maamulka Puntland.

Waxaa gudigaasi Guddoomiye looga dhigay Ismaaciil Cabdi Abtiile, waxaana saacadihii ugu dambeeyay socday latashiyo ku saabsan guddigaasi iyo soo xulistiisa.

Hoos ka akhriso xubnaha guddiga doorashada Guddomiyaha baarlamaanka.

49562482_361004451354596_645152118907967

Caasimada online
Xafiiska Puntland
Caasimada@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this