Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Odowaa Oo Ka Warbixiyey Kulan Uu La Qaatey Madaxweyne Xaaf (Dhageyso)

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto deegannada Galmudug ayaa isaga oo la hadlay Goobjoog, waxa uu ka warbixiyey kulan uu shalay degmada Dhuusamareeb kula qaatay madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf.

Waxa uu sheegay xildhibaanka in waxyaabaha ay ka wadahadleen madaxweyne Xaaf ka mid tahay arrimaha ku aaddan midnimada Galmudug.

Sidii loo fulin lahaa ballamadii horey looga qaaday shacabka Cadaado iyo arrimo kale oo aad u muhiim ah.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/01/XILDHIBAAN-ODAWAAAA-.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this