Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Cawad Oo ka hadlay Eryiddii Nicholas Haysom

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Axmed Ciise Cawad wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo la hadlay laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da ayaa faah faahin ka bixiyay sababtii loo eryay Wakiilka QM ee Soomaaliya Nicholas Haysom.

Wasiir Cawad ayaaa shaaca ka qaaday in Haysom uu gef weyn ka galay Qaranka iyo madax-bannaanida Soomaaliya.

Sidoo kalena uu dhinac maray shaqadii diblomaasiyadeed ee loo igmaday, sida uu hadalka u dhigay.

Axmed Ciise Cawad ayaa intaasi ku daray in wakiilku uu galay khaladaad badan, una dhaqmay, sida nin madax ka ah Soomaaliya.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/cawad.mp3

The post Wasiir Cawad Oo ka hadlay Eryiddii Nicholas Haysom appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this