Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudiga doorashada G. Golaha wakiilada Puntland oo la magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee Golaha wakiilada cusub ee dowladda Puntland Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye ayaa magacaabay Guddiga doorashada guddoonka Baarlamanka.

Guddiga doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa ka kooban 7 xubnood oo kala ah

  1. Xildhibaan Cali Axmed Saalax.
  2. Xildhibaan Cabdirisaaq Xuseen Ciise.
  3. Xildhibaan Fu’aad Abshir Axmed.
  4. Xildhibaan Cawil Xasan Daad
  5. Xildibaan Maxamuud Maxamad Barre

Guddigan waxaa  kaalinaya ku simaha xoghayaha guud Cabdirisaaq Xidig Warsame iyo xoghaynta Guddiga.

Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Puntland ayaa la qorsheeyay in ay dhacdo maalinta Jimcaha ee ku beegan 4-ta bishan Jannaayo 2019.

FB_IMG_1546416264745.jpg?resize=720%2C96

PUNTLAND POST

The post Gudiga doorashada G. Golaha wakiilada Puntland oo la magacaabay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this