Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Goodax “Hala Joojiyo Dagaal Beeleedyada” (Dhageyso)

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/laahi Goodax Barre ayaa nabad ugu baaqay beelaha xilligan ku dagaallamaya deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan.

Waxa uu wasiirka sheegay iney ka xun yihiin dagaalladan, islamarkaana aan loo dulqaadan doonin iney sii socdaan.

Waxgaradka gobolka Hiiraan ayuu sheegay in looga baahan yahay iney kaalintooda ka qaataan daminta colaaddaasi.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/01/WASIIRKA-WAXBARASHADA-SOMAALIYA-GOODAX-BARRE.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this