Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Soomaaliya oo dalka ka eriday Wakiilkii Qaramada Midoobay

Recommended Posts

Deeq A.   

War ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dalka laga eryay, islamarkaasina uu ku xadgudbay siyaasada dalka ergeyga Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom.

Qoraal ay soo saartay Wasaaradda arrimaha dibada ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay warkaan.

Hoos ka akhriso. FB_IMG_1546367742433.jpg?resize=552%2C68

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho 

The post Dowladda Soomaaliya oo dalka ka eriday Wakiilkii Qaramada Midoobay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this