Sign in to follow this  
Deeq A.

ONLF oo xisbi siyaasadeed kaga dhawaaqday JIG JIGA

Recommended Posts

Deeq A.   

Ururka ONLF ayaa maanta magaalada Jig Jiga kaga dhawaaqay xisbi siyaasadeed.

Xog-hayaha xisbigaaai Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh Mahdi oo shir jaraa’id ku qabtay maanta Jig Jiga ayaa sidaasi wariyaasha u sheegay.

“Dagaal baa nagula qaaday dalka waa nagala saaray hadase wax waliba way is badaleen oo dalka waan kusoo laabanay waxaana isla garanay in aan ka wada shaqeyno hormarka dowlad deegaanka, waxaana noqonay xisbi siyaaadeed, waxaana ka qeyb geli doonaa doorashada ina soo aadan” 

Dhowaan ayaa waxaa heshiis dhexmaray ONLF iyo dowlada Itoobiya ugu dambeeyna ONLF ayaa dib ugu soo laabtay jig jiga muddo sanado badan kadib.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post 

The post ONLF oo xisbi siyaasadeed kaga dhawaaqday JIG JIGA appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this