Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanno ka tirsan DFS oo Garoowe lagu soo dhoweeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Cali Yuusuf Cali Xoosh iyo Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi oo ka tirsan golaha Shacabka Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaaladda Garoowe ee caasimada dowladda Puntland.

Xildhibaanada oo ka yimid magaalada Muqdisho waxaa Garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ku soo dhaweeyay wasiiro ka tirsan Golaha xukuumadda Puntland, maamulka Gobolka, kan degmada, siyaasiyiin, odayaal dhaqmeed, waxgarad iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Labada mudane oo kamid ah xildhibaannada laga soo doorto degaannada Puntland ee ka tirsan Golaha shacabka Soomaaliya ayaa Garoowe u yimid ka qeyb gal arrimaha doorashada Puntland.

FB_IMG_1546354601371.jpg?resize=720%2C40 FB_IMG_1546354639534.jpg?resize=720%2C40 FB_IMG_1546354696876.jpg?resize=720%2C40 FB_IMG_1546354691169.jpg?resize=720%2C40 FB_IMG_1546354706554.jpg?resize=720%2C40 FB_IMG_1546354614794.jpg?resize=720%2C40 FB_IMG_1546354660055.jpg?resize=720%2C40 FB_IMG_1546354607744.jpg?resize=720%2C40 FB_IMG_1546354619322.jpg?resize=720%2C40 FB_IMG_1546354713023.jpg?resize=720%2C40 FB_IMG_1546354680904.jpg?resize=720%2C40

PUNTLAND POST

The post Xildhibaanno ka tirsan DFS oo Garoowe lagu soo dhoweeyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this