Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Cabdi Jamaal oo ku dhawaaqay musharrax Guddooomiye

Recommended Posts

Deeq A.   
IMG_9699.jpg?resize=800%2C533&ssl=1Musharrax Guddoomiye Baarlamanka Cabdijamaal

Xildhibaan Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed oo kamid ah xildhibaanada cusub ee Puntland, ayaa maanta ku dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka guddoomiyaha barlamaanka Puntland, wuxuuna murashaxnimadiisa uga dhawaaqay xaflad uu ku qabsaday Garowe, iyadoo kasoo qeyb galeen dad ubadnaa xildhibaanada barlamaanka.

Murashax Cabdi Jamaal cisman Maxamed oo xilal kala duwan kasoo qabtay xukuumadihii ugu dambeeyay ayaa noqonaya musharixiii ugu horeeyay ee si rasmi ah u shaaciyo inuu u sharraxan yahay guddoomiye barlamaan.

Isagoo ka hadlayay xafladiisa ayuu sheegay hadduu ku guulaysto xilkaan inuu ku shaqayndoon saraynta sharciga. Waxaa uu sheegay inuu go’aan ugu istaagay sidii uu wax ka qabto baahiyaha dadka iyo dalku qabo oo ah in wax laga badelo dowladnimada Puntland ee haatan jirta.

Waxaa uu xilldhibaanada ka codsaday inay codkooda siiyaan, wuxuuna yidhi,” haddaad codkiina isiisaan waxaan idin balanqaadayaa inuu sharcigu qofka ka sareeyo, loona dhaqan galiyo dastuurka Puntland, waxaan runtii balanqadayaa inaan barlamaanka ku hogaamindoono wad tatashi.”
IMG_9708.jpg?resize=800%2C533&ssl=1

IMG_9671.jpg?resize=800%2C533&ssl=1

IMG_9675.jpg?resize=800%2C533&ssl=1

IMG_9685.jpg?resize=800%2C533&ssl=1

IMG_9691.jpg?resize=800%2C533&ssl=1

IMG_9687.jpg?resize=800%2C533&ssl=1

IMG_9696.jpg?resize=800%2C533&ssl=1

IMG_9670.jpg?resize=800%2C533&ssl=1

IMG_9699.jpg?resize=800%2C533&ssl=1

IMG_9684.jpg?resize=800%2C533&ssl=1

IMG_9682.jpg?resize=800%2C533&ssl=1

IMG_9701.jpg?resize=800%2C533&ssl=1

IMG_9692.jpg?resize=800%2C533&ssl=1

IMG_9706.jpg?resize=800%2C533&ssl=1
PUNTLAND POST

The post Xildhibaan Cabdi Jamaal oo ku dhawaaqay musharrax Guddooomiye appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this