Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Xildhibaan Sheegay In Madaxweynaha Puntland u Dooran Doonaan…

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan C/raxmaan Jaabiri Samatar oo ka mid ah mudanayaasha cusub ee baarlamaanka Puntland ayaa ka hadlay cidda ay madaxweynaha maamulkaasi u dooran doonaan.

Xildhibaanka oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay iney soo dooran doonaan cid walbo oo ay u arkaan iney samatabixin karto xilliga dadka iyo deegaannada Puntland.

Wuxuu sheegay in aysan dadku ku kala xulan doonin qabiil iyo sidoo kale lacag, balse ay waxqabad ku dooran doonaan.

Dhanka kale, xildhibaankan ayaa sheegay iney diyaar u yihiin sidii lagu xallin lahaa khilaafka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada gaar ahaan maamulka Puntland.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/01/XILDHIBAAN-Cabdiraxmaan-Jaabiri-Samatar-.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this