Deeq A. Posted December 31, 2018 SAADAASHA HORUMARKA SOMALILAND IYO SANADKA CUSUB 2019 LA SOCO OO HA MOOGAAN Waxa hubaal ah in ay SOMALILAND ku talaabsan doonto horumar dhaqaale iyo kor u kac ku iman doona bulshada Sommaliland.DAWLAD AHAAN IYO DADWEYNE AHAANBA. Bal an u daadegno ilaha dhaqaale ee burqan doona sanadka cusub ee 2019ka. WAX SHISHEEYA KAA SOO GALAA GAAJO BIXINWAAYE GADHOODHKA IYO SUBAGAYGU FILAN OO GUBAA DAYE GARWAAQSADAAY WAANNO WAA LAGAMA GUURAANE. Wasiirada iyo teamkoodu ku ekaan maayaan mishahar saxeex qayil oo qaybi bal se sanadka dhig cusub fisha DAAWANAAYOW WAA DALKAAGII CEELA UMA QODNA CIDNA UMA MAQNA. Afar wasaaradood oo Somaliland ah baa baahi shisheeye lagaga maarmi doonaa iyo gacan hoorsi ajanebi. WASAARADA KALUUMAYSIGA IYO KHAYRAADKA BADA. Waxa dib dardar loo gelin doona wershadii kaluuunka ee LAASGORAY taas oo china u quus goyen doonta iyo damaca badeena cas.taas oo suuqa maxaliga iyo ta jaarka door wax ku ool ah ka ciyaari doonta. WASAARADA XANAANADA XOOLAHA Waxa dib u soo laba kaclayen doona suuqii xoolaha ee BURCO kaas oo camiri doona xirooyina lagu xanaaneeyo ee BURCO iyo BERBERA .taas oo dhaqaale frabadan soo hoyen doonta.saylladihii galbaday ee SACUUDIGA iyo EMAARAATKA qabsan doona. WASAARADA BEERAHA. wax soo saarka dalaga waa laf dhabarka nolosha aadamaha sidaa awgeed awoodsaarkeenu wuxu noqon doonaa falida beeraheena sida qamadinka, heeda, galeyda, hadhuudhka cilmi jaamac iyo khudaartoo noocwalba le dhulkeenu waa dhul wax soo saarka ku fiican. WSAARADA MACDANTA. Waa hubaal in uu buuraleyda golis rangka ee min LAWYACADO ilaa DAALLO dheemanta iyo macdantu jiifto markaa waxa la soo qaadan doonaa shirkad china ah oo Somaliland leedahay oo qodi doonta dhamaan goobaha macdanta hodanka ku tahay sida SIIMOODI, ILAA DAALLO . DEKEDAHA KU SOO KORDHI DOONA BERBERA OO AGOON AH WAA, LUGHAYA PORT, SAYLAC PORT, XIIS IYO MAYEDH. WAA LA DOOGIYE YAAN LA DACAROON. WAXAN JIIFTO IDIINKA TEGAYAA IS TAAGEERID BAY LABA GACMOOD TAHAR KU YEESHAANE TISKA WAXA LA QAADAA MARKAY TIIRISAA BIDIXE HADAY MIDIGTU KELI TAAGANTAHAY TAHAR MA GOYSEENE IS TAAGEERIDAASAY KU DHALI DAWLAD TAMAR WEYENE ICTIRAAFNA WAA TIIRKA XIGA TAB IYO XEESHEEN DHEH. ISKU TIIRSADAAY YEY MARKALE TOOBADSEEG NOQONE. TALO WAA MAR AAD GARNWEYDAY IYO MAR AAD GAADHIWEYDAY. ALLAW TALLADA IYO TUBTA TOOSAN NA WAAFAJ NAGA DAWEE CAMBAARAYEN MUCAARID IYO CABUDHIN MAAMUL. GUUL YO GOBANIMO SOMALILLAND. BARWAAQO IYO BASH BASH 2019. MUSA AW HASSAN LODOON AWDALI DUBAI. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites