Sign in to follow this  
Deeq A.

D/Cabdicasiis oo gudoomiye cusub loo magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa maanta guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Cabdicasiis.

Guddoomiye Yariisow ayaa Wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa ayuu  Guddoomiyaha degmada Cabdicasiis ka dhigay Ismaaciil Muqtaar Cumaar [Oronjo].

Guddoomiyaha cusub Ismaaciil Mutkhtaar Oronjo ayaa kamid ahaa  Shaqaalaha Wasaaradda warfaafinta,isagoo xilal kala duwan uu ka soo qabtay.

The post D/Cabdicasiis oo gudoomiye cusub loo magacaabay appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this