Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanada cusub ee Puntland oo lagu dhawaaqay

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Guddiga Anisixinta iyo xalinta Khilaafaadka ee doorashada Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa soo saarey liiska Xildhibaanada cusub ee 2019 illaa iyo sanadka 2023-ka.

Mudanayaasha oo tiradoodu ay gaarayso 66 xubnood ayaa waxay kala metalayaan goboladda kala ah; Bari, Sool iyo Ceyn, Sanaag, Nugaal iyo Mudug, waxaana kaliya Dumar ka ah hal xubin.

Gudoomiyaha Guddiga oo saxaafada akhriyay ayaa shaaciyay in 49 xubnood oo kamid ah Baarlamaanka cusub ay yihiin kuwa haatan soo kordha, halka 17 kale oo kamid ah yihiin kuwa kamid ahaa Sharcidejintii uu waqtigu ka dhamaaday.

Hoos ka akhriso magacyada Xildhibaanada

DvwabGBWoAEqo97.jpg

DvwaeiCWwAIKT80.jpg

DvwafnsX0AEesjw.jpg

The post Xildhibaanada cusub ee Puntland oo lagu dhawaaqay appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this