Sign in to follow this  
Deeq A.

Muuse Biixi oo sameeyay isku shaandhayn iyo magacaabi aan laga filaynin

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweeynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabi taasi oo Ka duwan saadaalintii laga filaayay ee ahayd in uu xukumadda ku sameeyo isku shaandhayn iyo xil ka qaadis intani Ka balaadhan, waana tan hoos ku xusan isku shandhayn uu maanta sameeyay

Agaasimaha wasaaradda maaliyadda ayuu u magacaabey, Maxamed Cabdi Guyrxan

Agaasimaha wasaaradda cadalaadda ayuu u magacaabey, Cabdiraxmaan Faahiye Musaabiqo.

Maareeeyaha Madbacadda Qaranka wuxuu u magacaabey, Maxamuud Ibraahin Raage.

Guddoomiyaha gobolka Sool wuxuu u magacaabey, Cabdiqani Maxamuud Jiidhe.

Waxaa xilkii laga qaadey; Guddoomiyaha gobolka Sool iyo ku xigeenkiisii iyo maareeyihii madbacadda qaranka.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this