Deeq A. Posted December 31, 2018 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxaa uu sameeyay magacaabis iyo dad uu xil ka qaaday. Maxamed Cabdi Gurxan ayaa loo magacaabay agaasimaha wasaaradda maaliyadda, agaasimaha wasaaradda cadaaladda isna waxaa loo magacaabay Cabdiraxmaan Faahiye Musaabiqo halka Maareeeyaha madbacadda laga dhigay Maxamuud Ibraahin Raage, waxaa sidoo kale guddoomiyaha gobolka Sool wuxuu u magacaabey Cabdiqani Maxamuud Jiidhe. Wuxuu xilkii ka qaadey; Guddoomiyaha gobolka Sool iyo ku xigeenkiisii iyo maareeyihii madbacadda qaranka Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites