Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland: Liiska Golaha wakiilada cusub oo lagu dhawaaqayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa isu’ diyaarinaya in ay saacadaha soo socda ku dhawaaqan lix iyo lixdanka xubnood ee Baarlamanka cusub.

Guddiga oo in mudda ah ku hawllanaa xallinta kuraasta la isku’ haysto ee xubnaha doonaya Golaha wakiilada ayaa sida wararku sheegayaan soo geba-gabeeyay hawshaasi,waxaana xilligan u harsan oo keliyah in ay shaaciyaan liiska xildhibaannada cusub.

Mudda todobaad ah ayaa ka harsan doorashada madaxtinimada Puntland ee ku muddaysan 8-da Jennaayo 2019,waxaana isha lagu wada-hayaa ku dhawaaqista xildhibaannada cusub ee wax dooranaya.

PUNTLAND POST

The post Puntland: Liiska Golaha wakiilada cusub oo lagu dhawaaqayo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this