Sign in to follow this  
Deeq A.

Weerar jidgal ah oo ka dhacay G/Hiiraan

Recommended Posts

Deeq A.   

Hiiraan (Sh.M.Network) – Fahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar dhabagal ah oo ka dhacay inta udhaxeysa magaalooyinka Beled-wayne iyo Maxaas, ee gobolka Hiiraan.

Weerarka oo ay fuliyeen dabley hubeysan ayaa lagu dilay Gudoomiye ku xigeenka degmada Matabaan, Faarax Dheere, iyo saddex kamid ah ilaaladiisa, sidda ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta gobolka.

Ma jirto illaa iyo haatan koox dhabarka saatay mas’uuliyadda weerarkaan, inkasta oo falalka noocaan ah ee laga soo wariyo bartamaha iyo koonfurta dalka Soomaaliya, looga bartay kooxda Al-Shabaab.

The post Weerar jidgal ah oo ka dhacay G/Hiiraan appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this