Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan ka tirsan BFS oo ku geeryooday Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Alle u naxriistee waxaa magaalada Muqdisho ku dhintay Xildhibaan ka tirsan Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

Mudanaha oo lagu magacaabayey Axmed Mayow Cabdalle [Korneyl Ruush] ayaa ugeeryooday xanuun dhinaca wadnaha ah.

Maruum Axmed ayaa lagu wadaa in maalinta Berri oo Isniin ah lagu aaso magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

Aaska ayaa la filayaa inay ka qaybgalaan mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliyeed.

The post Xildhibaan ka tirsan BFS oo ku geeryooday Muqdisho appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this