Deeq A. Posted December 30, 2018 Muqdisho (Sh.M.Network) – Alle u naxriistee waxaa magaalada Muqdisho ku dhintay Xildhibaan ka tirsan Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. Mudanaha oo lagu magacaabayey Axmed Mayow Cabdalle [Korneyl Ruush] ayaa ugeeryooday xanuun dhinaca wadnaha ah. Maruum Axmed ayaa lagu wadaa in maalinta Berri oo Isniin ah lagu aaso magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Aaska ayaa la filayaa inay ka qaybgalaan mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliyeed. The post Xildhibaan ka tirsan BFS oo ku geeryooday Muqdisho appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites