Deeq A. Posted December 30, 2018 Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday labo xildhibaan oo mid ka tirsan yahay golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah halka mid kale uu ka tirsanaa dowlad goboleedka koonfur galbeed. Xildhibaannada geeriyoodaya ayaa kala ahaa: Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle (Col. Ruush) iyo Xildhibaan Kheyre Maxamed Axmed. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites