Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga WADDANI Oo Hadalkii Wasiir Maxamed Kaahin Ka Jawaabay, Wacadna Ku Maray Inay Dhamac Ka Shidi Doonaan Xukuumadda

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargaysa) Xisbiga WADDANI, wuxu ka jawaabay dhaliishii uga timi Wasiir Maxamed Kaahin, waxaana uu sheegay in ay imika bilaabi doonaan Mucaaradad adag oo gil-gisha Xukuumadda.

009B9E2E-8BC5-4E5D-86EC-B037E3E5E23B.png

Guddoomiye ku xigeenka 3aad ee WADDANI Mudane Kayse Cali Geedi oo u hadlay Xisbigaas, ayaa ugu horreyn Wasiir Maxamed Kaahin ku tilmaamay belaayo caashaq isaga carabka ku dhuftay in ay dalka ka dhigi doonaan Mudaharaado khal-khal-geliya Xukuumadda.

Mudane Kayse, waxa uu Xukuumadda faray in aanay cabanin marka kuleylka Mucaaradnimo soo gaadho,

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this