Sign in to follow this  
Deeq A.

Imaam Cumar Macalin Oo baaq u diray bulshada Soomaaliyeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Imaam Cumar Abshir oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan dadaallada looga hortagayo colaad Beeleedyada ka taagan qaar ka mid ah gobollada dalka.

Sidoo kale Imaamka ayaa u digay dadka wararka qaldan ku baahinaya baraha bulshada ee Internet-ka, kuwaas oo uu tilmaamay in ay sii hurinayaan colaadaasi.

Sidoo kale waxa uu ka dalbaday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in ay wax ka qabato, kana hortagto xiisadahaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/cod-ismaaciil.mp3

The post Imaam Cumar Macalin Oo baaq u diray bulshada Soomaaliyeed appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this