Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanada Baarlamaanka oo meel mariyay miisaaniyada Dowlada

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ayaa meel mariyay miisaaniyada dowlada Soomaaliya ee sanadka 2019-ka.

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa cod wado ogol ah ku ansixiyay miisaaniyada dowlada mana jirin cid diiday ama ka aamustay.

174 Xildhibaan ayaa u codeeyay in la ansixiyo miisaaniyada dowlada.

Gudoonka Baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay in ansax ay tahay miisaaniyada dowlada ee sanadka 2019-ka.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Xildhibaanada Baarlamaanka oo meel mariyay miisaaniyada Dowlada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this