Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya Oo marti galineyso Koobka dalalka Bariga Africa

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha xukuumadda federaaka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in dhawaan lagu qaban doono magaalada Muqdisho koobka dalalka bariga Africa.

Khadiijo Maxamed Diiriye  ayaa shaaca ka qaaday in qorshahani ay ka war qabaan madaxda dalka, horaanta sanadka cusubna, Soomaaliya ay isku diyaarin doonto qabashada Tartankaasi.

Sidoo kale wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa tilmaamtay in tallaabadani ay tahay guul u soo hoyatay bahweynta Isboortiga iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/cod-mutawakil.mp3

 

The post Soomaaliya Oo marti galineyso Koobka dalalka Bariga Africa appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this