Sign in to follow this  
Deeq A.

Imaam Cumar Macalin Oo baaq u diray bulshada Soomaaliyeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Imaam Cumar Abshir oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay si wadajir ah uga qeyb qaataan dadaallada nabadeed ee looga hortagayo colaad Beeleedyada ka taagan qaar ka mid ah gobollada dalka.

Sidoo kale Imaamka ayaa uga digay bulshada Soomaaliyeed in warar ay ku baahinayaan baraha bulshada ee Internet-ka oo uu tilmaamay in ay sii hurinayaan colaadahaasi.

Sidoo kale waxa uu ka dalbaday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in ay wax ka qabato, kana hortago xiisadahaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/cod-ismaaciil.mp3

The post Imaam Cumar Macalin Oo baaq u diray bulshada Soomaaliyeed appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this