Sign in to follow this  
Deeq A.

Duco Iyo Taageero Abwaan Haddraawi Halyey Iyo Haldoorka Dalkeena’

Recommended Posts

Deeq A.   
68B5FC7F-A139-4245-AA09-31AF42E36D01-102

Haddarrawi geesi ragiisi waayey tebay

Dadku waa addoomoo

Lama siin awoodaha

Alle lagaga maarmee

Keli lagu ahaadee

Ha illaawin baqashada

Gebi ahaan abwaanada Soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan waxay la xanuunsanayaan bulsho xumo dad xumo. Ay Waayeen dadkii iyo dalkii quruxdii sharafti milgahii ay ku faani jireen, suugaanta ka curin jireen.

Waxay la kulmeen dad damiirkii dhintay’ dhaqankii suubana yar iyo waayeel wadad iyo waranle noqoday hunguri iyo laac raac ka tegay mamuuskii xishmaadii laggu ogaa dadkii Soomaaliyeed noqday garanwaa

Dabcan haddii aad uu kurgaasho sidaa bulshadeena maanta ay tahay

reer kasta waxaa korjooga ka ah kii ugu aqoon iyo talo liidtay alle ma yaqaan raganimo ma yaqaan ammaan iyo been ku nool magac iyo masab orod ku doon.keligii noolaade aqoon la colow.
Wana waxyaabaha suurto-geliyey inaynu yeelano intaas oo odey dhaqameed ku sheeg midna-mid kale arkii Karin lana gaadhay heerkii ugu xumaa kala dambayn la’aan hab dhaqameedkii oo lumay..

Sidaas darteed waynu dareemi karnaa culayska xanuunka abwaanku ka qaaday bulshadiisa.

Gud: Ali Dheeg

Xisbiga Ucid

Wales UK.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this