Deeq A. Posted December 29, 2018 Garoowe ( Sh. M. Network )-Guddiga amniga doorashada Puntland ayaa maanta soo saaray go’aan ay deegaanada maamulkaasi ka mamnuucayaan shaqaalaha iyo mas’uuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya. War ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in inta ay ka dhaceyso doorashada Puntland aysan deegaanada maamulkaasi tagi karin xubno ka socda dowladda Soomaaliya. Halkan hoose ka Akhriso:- The post P/land Oo deegaanadeeda ka mamnuucday madaxda DFS appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites