Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukun Dil Ah Oo Lagu Fuliyay Nin Masaajid Dhexdiisa Ku Dilay Sheekh Caan Ahaa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Baydho)-Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay Nin horay u dilay Sheekh Caan ka ahaa deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed.

Ninkaas oo lagu Magacaabo Maxamed Aadan Cali Booroow ayaa Maxkamada horay waxa ay ku riday xukun dil toogasho ah,kaas oo lagu eedeeyay in 15/6/2017 uu Magalada Baydabo Masaajid dhexdiisa ku dilay Sheekh Caan ahaa oo lagu Magacaabi jiray Sheekh Madeer Madgaab Caliyow.

Fagaaro ku yaalla Magalada Baydhabo ayaa saakay Ninkaasi lagu toogtay kaas oo Maxkamadu sheegtay in uu ka tirsanaa Al-Shabaab,waxaana Goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalaba sida Xasan Cali nuur Shuute.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this